13 Khalad oo dhinaca hab maamuuska qaranka oo dhacay mudadii qaabilaada R/Wasaaraha Itoobiya (Daawo Sawirro)

Khaladaad kala duwan ayaa ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo si la mid ah gudaha madaxtooyada “Villa Somalia” intii lagu guda jiray qaabilidda Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho gaaban oo rasmi ah ku yimid dalka. Haddaba waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa khaladaadkii hannaanka hab maamuuska ee la hareer maray:- 1- iyadoo la dhowrayo … Continue reading 13 Khalad oo dhinaca hab maamuuska qaranka oo dhacay mudadii qaabilaada R/Wasaaraha Itoobiya (Daawo Sawirro)